Wasiirro ka tirsan xukuumadda oo la kulmay Cali Mahdi

Wasiirro ka tirsann Xukuumadda oo ka soo jeeda Maamuladda Galmudug, HirShabeelle iyo Gobalka Banaadir iyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed ayaa kulan gaar ah uga socdaa Magaalada Muqdisho.

Warar Keydmedia Online
Wasiirro ka tirsan xukuumadda oo la kulmay Cali Mahdi

MUQDISHO, Soomaliya - Wasiiradaan ka tirsan Xukuumadda Rooble Rogane ayaa galabta hoygiisa ku booqday Cali Mahdi Maxamed, iyagoo kala hadlaya xaalada dalka iyo sidii loo abuuri lahaa jawi deggan loogana fogaan lahaa inuu waddanku galo qalalaaso amni.

Cali Mahdi ayaa hore u sheegay haddii uu Farmaajo isku dayo inuu boobo doorashada dalka uu lasoo bixi doono qoray cad oo guriga u yaalla isla markaana uu Farmaajo dalka ka badbaadin doono.

KEYDMEDIA ONLINE

    There are no comments for this entry yet.

Commenting is not available in this channel entry.
Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.