Weriye lagu dilay Gobolka Mudug

Waraka ka imaanaya Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay in caawa magaaladaas lagu dilay Allaha ha u naxariistee weriye Jamaal Faarax Aadan.

Warar Keydmedia Online
Weriye lagu dilay Gobolka Mudug

GAALGACYO, Soomaaliya - Allaha ha u naxariistee weriye Jamaal Faarax Aadan oo ka tirsanaa suxufiyiinta ka hawl gala magaalada Gaalkacyo ayaa caawa fiidkii lagu dilay agagaarka xerada Siinaay ee magaalada Gaalkacyo.

Ma cadda sababta loo dilay Wariye Jamaal iyo sida uu u dhacay dilkaa iyo cidd gaysatay toona, mana jirto cid sheegatay dilka suxufigaas.

KEYDMEDIA ONLINE

    There are no comments for this entry yet.

Commenting is not available in this channel entry.
Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.