KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Gudoomiye Xaliimo Yarey ayaa jawaab ka bixisay eedaha loo jeediyey ee ah inay ku milantay dowladda uu hogaamiyo Farmaajo.
Gudoomiyaha gudiga doorashooyinka Xaliima Yareey
MUQDISHO — Madasha Xisbiyada Qaran ee Soomaaliya ayaa cambaaraysay hadalkii kasoo yeeray guddoomiyaha guddiga doorashada Xaliimo Ismaciil Xaliimo Yarey ee ahaa inaysan doorashadu ku qabsoomi karin waqtigii loogu talogalay.
Xaliimo Yarey oo baarlamanka kahor hadashay 27-kii June ayaa soo bandhigtay laba hab doorasho, oo labadaba ka gudbaya muddo xileedka dowladda iminka jirta.
Madasha Qaran ayaa ku eedaysay guddiga doorashada qaran inay ku milmeen xukuumadda, waxayna uhu baaqday inay iscasilaan.
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.