KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Rasaasta waxaa ku furey kolonyada Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Ciidanka Asluubta ee ku sugan nawaaxiga Maxkamadda Gobolka Banaadir.
MUQDISHO, Soomaaliya - Waxaa goordhaw magaaladda Muqdisho lagu weeraray Xasan Sheekh Maxamuud, oo kamid ah Midowga Musharixiinta Soomaaliya.
Rasaasta waxaa ku furey kolonyada Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Ciidanka Asluubta ee ku sugan nawaaxiga Maxkamadda Gobolka Banaadir.
Lama oga sababta, waxaana al sheegay in Xasan Sheekh aan waxba kasoo gaarin rasaasta.
KEYDMEDIA ONLINE
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.