KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Dowladda Shiinaha ayaa sheegtay in ay xoojin doonto xiriirka iskaashi ay la leedahay Soomaaliya, kadib kulan dhexmaray labada dal.
MUQDIHSO, Soomaaliya - Kulan khadka talefoonka oo ay wada qaateen Wang Yi oo ah xubin sare oo ka tirsan golaha deegaanka Shiinaha iyo Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa lagu sheegay in Dowladda Shiinaha ay xoojin doonto xiriirka iskaashi si "ay qeyb wanaagsan uga noqoto tartanaka tartanka talalka Geeska Africa ee muhiimka u ah hormarka".
Warkaan oo uu saaray Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya ayaan lagu faafin Kulanka., waxeyna Keydmedia Online ka codsatay xafiiska Wasiirka faahfaahin.
KEYDMEDIA ONLINE
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.