Xubno katirsan Al-Shabaab oo howlgal lagu dilay

Ciidamada dowladda ayaa xoojiyay weerarada degaanada Kooxda Al-Shabaab si looga hortago khatarta amni ee ku wajahan doorashooyinka la filayo inay dalka ka dhacaan.

Warar Keydmedia Online

MUQDISHO, Soomaaliya - Gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya waxaa maanta ka dhacay howlgal military oo lagu dilay 16 xubnood oo kamid ahaa Kooxda Al-Shabaab.

Saraakiisha Ciidanka DF ayaa sheegay in ay weerar ku qaadeen degaanka Bulucle, halkaasi oo ay ku dileen Malleeshiyaadka Al-Shabaab, sidoo kalena kaga qabsadeen hub aad u badan.

KEYDMEDIA ONLINE

    There are no comments for this entry yet.

Commenting is not available in this channel entry.
Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.