KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Labada Suxufi ayaa xarigooda loo sababeeyay inay tabiyeen warar la xiriira Kufsi oo degaanada Puntland ka dhacay, sida ay sheegeen laamaha amniga ee Maamulkaasi.
Puntland ayaa kamid ah Maamullada aysan ka jirin xoriyadda hadalka, waxaana safka hore ka gashay meelaha sida aadka ah loogu dhibaateeyo suxufiyiinta Soomaaliyeed.