KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Maxkamadda ayaa go’aankeeda u cuskatay qodobka 368 ee xeerka ciqaabta Soomaaliyeed, kuna saabsan faafinta wararka been-abuurka ah [Fake News].
Cabdicasiis Gurbiye ayaa horey loogu xiray Muqdisho, waxuuna banaanka ku jooga damiin, isagoo wajahaya eedo la xiriiro qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook.