Kheyre waa Farmaajo!
 

Kheyre waa Farmaajo!

Kheyre waa Farmaajo!

Xasan Cali Kheyre, waxuu qeyb ka ahaa mushkiladda dalka ka aloosneyd shanti sano ee la soo dhaafay, wuxuu ku suntan yahay inta xumaan ee Farmaajo u diiwan gashan, iyadoo ay xusid mudan tahay, in uusan waligiis hor tagin saxaafadda madaxa bannaan iyo shacabka si uu uga jawabo weydiimaha loo qabo.

13 May 2022 | 08:41 KEYDMEDIA ONLINE
Latest Videos
Keymedia Radio
Interview
GENERAL AIDIDD
KEYDMEDIA History
Report