Warar Keydmedia Online | 4 January 2023

Ilhaan Cumar ayaa dabayaaqadii 2018 noqotay qofkii ugu horreeyay ee Somali-Mareykan ah oo ka mid noqda Congress-ka Mareykanka.

Warar Keydmedia Online | 4 January 2023

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo ay wehliyaan maleeshiyaad degaanka ah ayaa furay waddo sahayda u marta degmada Maxaas kadib markii ay muddo dheer go’doomiyeen.

Warar Keydmedia Online | 4 January 2023

Tallaabadan ayaa looga dan leeyahay in lagu gaarsiiyo waxbarasho bilaash ah dhamaan gobollada dalka, inta ku jira gacanta dowladda Soomaaliya.

Warar Keydmedia Online | 4 January 2023

Qaraxayada dadkii ku dhaawacmay ayaa waxaa la dhigay Isbitaalka Guud ee degmada Maxaaas, waxaana qaarkood la sheegay in loo soo qaadi doono Muqdisho.

Warar Keydmedia Online | 3 January 2023

Sida ku cad wareegto ka soo axday xafiiska Ra’iisul Wasaaraha guddiga doorasho ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa ka kooban 9 xubnood, waxayna maamuli doonaan doorashooyinka kuraasta ka bannaanaatay Baarlamaanka 11-aad.

Warar Keydmedia Online | 3 January 2023

Askarta Uganda ee la toogtay ayaa kala ah, Lance Corporal Christopher Kigongo, Lance Corporal Lord Charles Mangwi iyo Private Charles Akatwongyera, Afhayeenka ciidamada UPDF ee Soomaaliya, Capt George William ayaa sheegay in Simon uu hayay walaac.

Warar Keydmedia Online | 3 January 2023

Maxamed Ibraahim Macalimuu wuxuu madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya, hoggaanka maamulka Hirshabeelle iyo taliska ciidan-kaba ugu baaqay in deegaannadu u sinnaadaan howlgalka dalka looga xoreynayo Al-Shabaab “Xaqana la simo”.

Warar Keydmedia Online | 2 January 2023

Sida ay sheegeen dadka degaanka dagaallamayaasha Al-Shabaab ee dadka af-duubay ayaa ka soo tallaabay dhanka wabiga, waxayna dadka u kala soocayaan heyb-heyb ka hor inta aysan qafaalan inta ay daneynayaan iyagoo si gooni beegsanaya beel gaar ah.

Warar Keydmedia Online | 2 January 2023

Sida ay KON hore ugu sheegeen saraakiil ciidan, askartaan ayaa intooda badan loo adeegsan doonaa howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda Koofurta dalka, waxaana la qorsheeyay in ay durba isku furaan magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo.

Warar Keydmedia Online | 2 January 2023

Prof Shirwac, ayaa lagu tilmaamaa in uu ka mid ahaa hoggaamiyaashii ururadda bulshada rayidka ee Muqdisho, waxuuna marar badan horkacay, isla mar ahaantaana hoggaan u ahaa shirar nabadeed oo qaarkood ay ka dhaceen goobo kala duwan oo ku yaalla Soomaaliya.

Warar Keydmedia Online | 2 January 2023

Magaalada waxaa ka maqan internet-ka iyo korontada, Madaxda Dowladda Federaalka ayaa hore ugu baaqay in la damiyo xiisadda, hayeeshee cidna dhag uma dhigin, Somaliland waxaa ka go’an in ay ilaashato Laascaanood halka shacabku baxsad u yihiin Puntland.

Warar Keydmedia Online | 1 January 2023

Allah ha u naxariistee waxaa 18-kii Agosto 2022 isbitaal ku yaalla magaalada Hargeysa ku geeriyooday Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi oo ka mid ahaa shaqsiyaadka lafdhabarka u ah fanka Soomaalida.