Warar Keydmedia Online | 31 January 2011

BUUHOODLE(KEYDMEDMAI) Wararka aynu ka heleyno deegaanka Kalshaale ee hoostagata magaalada buuhoodle ee gobalka Sool, waxaana dagaalkaasi uu u dhaxeeya maamulada Faroole iyo Siilaanyo.

Warar Keydmedia Online | 30 January 2011

MUQDISHO(KEYDMEDIA) R.wasaaraha xukuumadda KMG ah Soomaaliya Max’ed C.llaahi Max’ed Farmaajo ayaa shaaca ka qaaday in shirkada badan oo aanay baarlamaanka la socon iminka ay ku suganyihiin Dalka howla kala duwana ay ka hayaan

Warar Keydmedia Online | 30 January 2011

ADDIS’ABABA (KEYDMEDIA) Gudoomiyaha ururka midowga Afrika Jen pen ayaa sheegay in ururka midowga afrika uu qorsheynayo awooda ciidamada amisom in la barataaro lagana dhigo nabad dhaliyayaal.

Warar Keydmedia Online | 30 January 2011

JABUUTI(KEYDMEDIA) Xoga hoose oo aynu helnay ayaa sheegaya in hogaanka sare ee Shabaab iminka uu ka fakarayo sidii uu isbadal ugu sameyn lahaa maamulada gobalada iyo degmooyinka ay shabaabka ka taliyaan kadib markii muran iyo dood arinkaasi ku aadan ay soo tixneed waayahan.

Warar Keydmedia Online | 30 January 2011

MUQDISHO (KEYDMEDIA) Gudoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Max’ud Axmed Nuur tarsan ayaa sheegay in ciidamo ka tirsan dowlada ay howl gal ka sameyn doonaan magaalada muqdisho lana dagaalami doonaan askarta dowlada ee dhibaateysa shacabka Soomaaliyeed.

Warar Keydmedia Online | 30 January 2011

MUQDISHO(KEYDMEDIA) Ciidamada ka socda dowlada Burundi ee qeybta ka ah kuwa midowga Afrika ee iminka ku sugan magaalada Muqdisho ayaa sakaaya waxa ay rasaas ku fureen gaari ay shacab saarnaayeen oo marayay wadada Warshadahaha.

Warar Keydmedia Online | 30 January 2011

BALANBAL(KEYDMEDIA) Warar xog-ogaal ah oo la helayo ayaa sheegaya in maamulka Ahlu-suna ee gobalada dhexe iyo saraakiil Itoobiyaan ah ay iska kaashanayaan sidii loo wiiqi lahaa awooda Alshabaab qeybtooda ku sugan gobalada dhexe.

Warar Keydmedia Online | 29 January 2011

MUQDISHO(KEYDMEDIA) C.raxmaan Max’ed Faarax Janaqow oo ka mid ahaa aas-aasayaashii Maxkamadaha Islaamiga hadana ka tirsan Baarlamaanka KMG ah ayaa ugu baaqay kooxda Shabaab in ay Alle weyne weydiisato danbi dhaaf umadana cafis la xiriir xadgudubyadii ay u geesteen.

Warar Keydmedia Online | 29 January 2011

XAAWA-CADBI(KEYDMEDIA) Gaari ay wateen dhalinyaro ka tirsan Alshabaab ayaa xalay hooyo Soomaaliyeed oo Caana iibineysay ku dilay deegaanka Xaawa Cabdi oo ka mid ah deegaanada loo barakacay ee duleedka Muqdisho.

Warar Keydmedia Online | 29 January 2011

JABUUTI (KEYDMEDIA) Dowlada Maraykanka oo mudooyinkanba dhaqdhaqaayo siyaasadeed oo xoog leh ka waday soomaaliya ayaa iminka ku howlan dhismaha Xabsi loogu tala galay burcad badeeda, argagixisada iyo danbiilayaasha dagaalka.

Warar Keydmedia Online | 29 January 2011

ADDIS’ABABA (KEYDMDIA) Wasiirka arimaha dibada dowlada KMG ah Max’ed C.llaahi Oomaar ayaa si weyn u dhaliilay madaxda dowlada KMG ah gaar ahaan labada shariif.

Warar Keydmedia Online | 29 January 2011

MUQDISHO (KEYDMEDIA) Degmada H.wadaag ee gobalka Banaadir ayaa iminka waxaa ka soconaya howla qabuura fagid ah oo ay wadaan Al-shabaab.