Warar Keydmedia Online | 29 January 2011

GALKACYO(KEYDMEDIA) Maamulka Galmudug ee koofurta magaalada Galkacyo ee xarunta gobalka mudug ayaa qorsheynaya inuu howl biya dhaamin ah u sameeyo dad ay abaaraha saameeyeen oo ku nool deegaanadaasi.

Warar Keydmedia Online | 29 January 2011

MUQDISHO(KEYDMEDIA) Shacabka ku nool magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa aragtiyo kale duwan waxa ay ka muujiyeen imaanshaha Muqdisho uu yimid safiir ay dowlada Itoobiya u soo magacawday Soomaaliya.

Warar Keydmedia Online | 28 January 2011

JABUUTI (KEYDMEDIA) Horjoogaha ugu sareeya dhanka Soomaalida ee kooxda Shabaab Axmed Cabdi Aw-Max’ud (Godane) ayaa fariin cod ah oo uu soo diray si kulul ugu dhaliilay qaab dhaqanka wakiilada shabaabka ee gobalada iyo degmooyinka kale duwan ee dalka Soomaaliya.

Warar Keydmedia Online | 28 January 2011

LAFOOLE(KEYDMEDIA) Shabaabka ka taliya gobalka Sh.hoose ayaa dad shacab ah waxa ay ku karbaasheen deegaanka Lafoole oo ka tirsan gobalka Sh.hoose.

Warar Keydmedia Online | 28 January 2011

KAMPAALA(KEYDMEDIA) Dad xog-ogaal ah oo ka agdhaw madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxa ay ku warameen in madaxweyne Shariif Shiikh Axmed oo ku howlanyahay abaabulka iyo dhisida gole guurti hawiye oo ku hadli doona codka madaxtooyada soomaaliya.

Warar Keydmedia Online | 28 January 2011

MUQDISHO(KEYDMEDIA) R.wasaaraha xukuumadda KMG Max’ed C.llaahi Farmaajo ayaa ku dhawaaqay gudoomiyaha maxkamadda sare ee dowlada KMG ah kadib geeridii gudoomiyihii hore Max’ud Faarax Indha-buur.

Warar Keydmedia Online | 28 January 2011

MUQDISHO(KEYDMEDIA) Gudoomiyaha hey’adda culimada Soomaaliyeed Shiikh Bashiir Axmed Salaad ayaa si kulul u weeraray dhinacyada dowlada iyo shabaab isagoona ku eedeeyay in ay gargaarka siyaasadeynayaan.

Warar Keydmedia Online | 28 January 2011

MUQDISHO(KEYDMEDIA) Xildhibaano ka tirsan kuwii ay waxyeelada ka gaartay qaraxii ka dhacay Hotel Muna sanadkii tagay ayaa xiliigan waxa ay canbaareyn xoog leh u soo jeediyeen mas’uuliyiinta kale duwan ee dowlada KMG ah.

Warar Keydmedia Online | 27 January 2011

JABUUTI(KEYDMEDIA) Warar aynu ka helnay dad ka agdhaw shabaab oo ku sugan gudaha iyo dibada ayaa sheegaya in saraakiisha shabaabka qaarkood ay shalayto joogaan isla markaana ay dib u goconayaan doqonimooyin ay hore ugu kaceen.

Warar Keydmedia Online | 27 January 2011

MUQDISHO(KEYDMEDIA) kooxda Shabaab ee dagaalka kula jirta dowlada KMG ah iyo ciidamada shisheeye ee Amisom ayaa saacadihii la soo dhaafay ciidamo xad dhaaf ah waxa ay ku soo daad gureyeen magaalada Muqdisho.

Warar Keydmedia Online | 27 January 2011

HARGEYSA(KEYDMEDIA) Tartan loo qabtay gabdhaha wax ka barta dugsiyada sare ee gobalada Waqooyi ee dalka ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Hargeysa.

Warar Keydmedia Online | 27 January 2011

ADIS’ABABA (KEYDMEDIA) Waxaa lagu wadaa maalmaha ina soo aadan in Magaalada Adis’ababa ee dalka Itoobiya uu ka furmo shir looga arinsanayo xaalada Soomaaliya isla markaana lagu maleegayo maxmiyad hor leh oo la galiyo Dalka.