Warar Keydmedia Online | 9 January 2011

Muqdisho(keydmedia) Ilaalada Xildhibaan C/raxmaan Max’ud Faarax (Janaqow) ayaa xalay gudaha degmada wadajir ee gobalka Banaadir waxa ay ku dileen laba ruux oo rayid ah.

Warar Keydmedia Online | 8 January 2011

Muqdisho(keydmedia) Waxaa iminka wajahaya xaalada cakiran oo dhanka nolasha la xiriirta wiil 13 sano jir ah oo ay kooxda Shabaab ku qasbeen inuu ka qeyb galo dagaalada lagu leynayo shacabka Soomaaliyeed ee ka socda magaalada muqdisho.

Warar Keydmedia Online | 8 January 2011

Mandheera(keydmedia) Kooxda Shabaab ayaa nin xoola dhaqata ah ku toogtay xadka ay wadaagaan Soomaaliya iyo Kenya sida ay sheegeen goobjoogayaasha deegaankaasi ku nool.

Warar Keydmedia Online | 8 January 2011

Sports(keydmedia) Ciyaaryahan reer Baraziil ah una cayaaro naadi ka dhisan dalkaasi oo lagu magacaabo Botafogo

Warar Keydmedia Online | 8 January 2011

Muqdisho (keydmedia) Taliyaha ciidamada booliska qeybta Bartmaha Muqdisho Cali Xirsi Barre Cali Gaab ayaa sheegay howl gal ay ka sameeyeen magaalada muqdisho gaar ahaan degmada xamar weyne in ay ku xirxireen dad fara badan oo amni daro waday.

Warar Keydmedia Online | 8 January 2011

Muqdisho (keydmedia) Waxaa saakay deegaanada ay isku horfadhiyaan dhinacyada muqdisho isku haya ee Shabaab iyo dowlada ka bilowday dagaal leysu adeegsanayo hub kale duwan.

Warar Keydmedia Online | 8 January 2011

Balanbal(keydmedia) Wararka laga helayo degmada Balanbal ee gobalka Galguduud ayaa sheegaya in halkaasi dhibaato nolaleed oo aad u daran ay ka jirto isla markaana dadku ay baahi badan u qabaan gar gaar aadaminimo.

Warar Keydmedia Online | 8 January 2011

Cadaado(keydmedia) Maamulka Ximin iyo xeeb ee ka taliya qeyba ka mid ah gobalada mudug iyo Galguduud ayaa eedeen kulul u jeediyay hey’adaha Samafalka ee gudaha iyo kuwa dibadda intuba.

Warar Keydmedia Online | 7 January 2011

Koonfurta -Soomaliya(keydmedia) Gobalada kale duwan ee ay saameeyeen abaaraha ka taagan guud ahaan Dalka ayaa waxaa iminka laga soo sheegayaa dhibaatooyin baaxad leh oo dhimasho iyo darxumo isugu jirta.

Warar Keydmedia Online | 7 January 2011

Lafoole(keydmedia) Shil sababay dhimashada 3 ruux ayaa xalay ka dhacay deegaanka lafoole ee duleedka Magaalada Muqdisho.

Warar Keydmedia Online | 7 January 2011

Dhuusamareeb(keydmedia) Maamulka kooxda Ahlu-suna degmada Dhuusamareeb ee gobalka Galguduud ayaa soo saaray amaro ay uga hortagayaan iibka dhulka degmadaasi.

Warar Keydmedia Online | 7 January 2011

Muqdisho(keydmedia) Caruur ka soo baxday dugsi qur’aan ayaa shalay ku dhimatay kuna dhaawacantay qarax ay gacmahooda ku fuliyeen shalay.