KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Dadka degan tuulooyinka Eel Dhuun Adeegow, Kaawada Buula Jadiid, Hareera Jiifa ayaa sheegay in Ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed iyo kuwa DF ay dagaal kooban la galeen Al-Shabaab kahor inta aysan la wareegin gacan ku heynta.
BAYDHABO, Soomaaliya - Al-Shabaab ayaa maanta laga saarey dhowr degaan oo ku yaalla gobolka Baay kadib markii ay Ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed iyo kuwa dowladda Federaalka ay howlgal fuliyeen.
Ciidamada ayaa gacanta ku dhigay tuulooyinka Eel Dhuun Adeegow, Kaawada Buula Jadiid iyo Hareera Jiifa kadib dagaal kooban oo ay la galeen Al-Shabaab. Waxaa socda howlgal lagu xaqiijinaya amniga iyo miino baaris.
KEYDMEDIA ONLINE
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.