Keydmedia Online Topic page

Koonfur Galbeed

Warar Keydmedia Online | 24 December 2022

Baydhabo ayaa mudooyinkii dambe ka jireen xiisado siyaasadeed, kadib markii uu dhamaadey mudo-xileedka Lafta-Gareen, oo ku ekaa 19-kii bishan.

Warar Keydmedia Online | 23 December 2022

Mudo-xileedka Lafta-Gareen ayaa ku ekaa 19kii bishan, mana uusan qaban doorashaddii la sugayay.

Warar Keydmedia Online | 20 December 2022

Shalay ayay ku ekayd mudo-xileedka dastuuriga Lafta-Gareen, waxaana Maanta kadib ugu fadhiyaa kursiga si sharci-darro ah, ayuu yiri Mursal.

Warar Keydmedia Online | 19 December 2022

Lafta-Gareen ayaa mudo-xileedkiisa ku eg Maanta, 19-ka December, waxaana uu sameystay korarsi ay kasoo horjeysteen Siyaasiyiinta kasoo jeeda Koonfur Galbeed.

Warar Keydmedia Online | 17 December 2022

Shirkan ayaa Sheekh Aadan Madoobe ku dhawaaqay 19-kii November 2022-ka, markii uu arkey xaaladaha adag uu maraayo dalka gaar ahaan Koonfur Galbeed.

Warar Keydmedia Online | 12 December 2022

Lafta-Gareen ayaa ku furan mowjado mucaaradka uga imaanaya, maadaama uu dhamaadey muddo-xileedkiisa, oo ku eg 28-ka bishan.

Warar Keydmedia Online | 11 December 2022

Waxaa kursiga ku fariisiyay Farmaajo December 2018, iyadoo doorashadiisa loo diiday dhiig magaaladda Baydhabo, oo 11 qof lagu toogtay kuwaasoo diidanaa xariga Roobow.

Warar Keydmedia Online | 12 November 2022

Laftagareen ayaa ku yimid Kursiga Qori caaradiisa, kadib markii Farmaajo u xoogey doorashaddii December 2018, taasoo loo diiday Mukhtaar Roobow.

Warar Keydmedia Online | 15 March 2022

Galmudug iyo Koonfur Galbeed ayaa ka baxay khatartii xayiraadda safarka Mareykanka, taasoo hadda ku foorarta Deni, Axmed Madoobe iyo Guudlaawe.

Warar Keydmedia Online | 10 February 2022

Doorashadda ayaa waxaa waqtigii lagu ballamay ka harsan 15 maalin, iyadoo aan weli la billaabin wajiga 2aad ee degaan doorashadda ka baxsan Caasimadaha.

Warar Keydmedia Online | 15 March 2022

Doorashadda socota waxay noqotay midii ugu musuq-maasuqa badnayd abid oo ka dhacda Soomaaliya, iyadoo ay noqotay magacaabis oo qofkii la rabo kusoo baxayo.

Warar Keydmedia Online | 12 March 2022

Lafta-gareen ayaa ku fadhiyay Kursiga Hop179, waxaana la sheegay in hadda uu rabo inuu ku fariisto markale, si uu ugu biiro baarlamaanka 11aad oo Gudoomiye inuu ka noqdo uu rabo.