QM oo ka hadashay Shirka Afisyooni ee aan loo dhameyn

Qoraal kooban oo UNSOM soo dhigtay barta Twitter-ka ku leedahay ayay ku sheegtay inay ku baaqayso si buuxda in looga wada qeybgalo shirka.

Warar Keydmedia Online

MUQDISHO, Soomaaliya - Xafiiska QM ee Soomaaliya UNSOM ayaa sheegay inuu ugu baaqayo hogaamiyeyaasha siyaasadda Soomaaliya inay si buuxda uga qeybgalaan Shirka arrimaha khilaafka doorashadda dalka ee Afisyooni maanta furmay.

UNSOM ayaa hoosta ka xariiqday in loo baahan yahay inuu maalmo sii socdo Shirka, oo fursad la siiyo dhinacyada maqan inay yimaadaan, waxaana la ogeyn inuu Farmaajo baaqaas aqbalayo maadaama horey Villa Somalia u sheegtay inuu soconayo, March 22-23.

KEYDMEDIA ONLINE

    There are no comments for this entry yet.

Commenting is not available in this channel entry.
Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.