KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Maxamed Cabdirisaaq ayaa uga mahadceliyay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed "Farmaajo" iyo Ra'iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble fursadda ay u siiyeen inuu hoggaamiyo Wasaaradda Arrimaha Dibadda.
MUQDISHO, Soomaaliya - Wasiirka Arrimaha Dibadda Maxamed Cabdirisaaq ayaa maanta oo Sabti ah, si rasmi ah ugala wareegay xilka Axmed Ciise Cawad, kadib xaflad lagu qabtay dhismaha Wasaaradda.
Munaasanadda waxaa ka qeybgalay qaar kamid ah xubnaha Golaha Wasiirada, labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, danjireyeyaal iyo diblomaasiyiin. Wasiirka cusub oo ah nin aan siyaasadda aqoon u lahayn ayaa laga war sugayaa waxqabadkiisa.
KEYDMEDIA ONLINE
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.