KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Mahad Salaad oo loo magacaabey agaasimaha NISA bishii May 2022, ayaa qaadey tallaabooyin isbedel uu ku sameeyay nidaamka hay'adda, oo horey dano gaar ah lagu fulin jiray.
He also said that they have reached an agreement with Ethiopia, which is a key partner to Somalia, to collaborate in the fight against the threat of terrorism that is spreading in East Africa.
Howlgalka ka socda duleedka Balcad ayaa sababtay inuu u guuro Mahad Salaad degmadaas, si uu isku daba-rido, isamarkaana u qorsheeyay dagaalka Al-Shabaab looga saarayo Shabeellaha Dhexe.
Ya’qub will be among a NISA team assigned to accompany president Hassan Sheikh Mohamud on a planned trip to Eritrea, where trained soldiers have been stuck for one year.
Ergadii soo dooratay Baarlamaanka 10aad ee hadda shaqeynaya ayaa isku dhiibey intooda badan Al-Shabaab, iyagoo dhawaan looga yeeray degaanada Kooxda ay maamusho, halkaasoo lagula soo ballaamay inaysan doorasho dambe ka qeyb-qaadan.