Warar Keydmedia Online | 14 December 2010

Sports(keydmedia) Naadiga kubadda Cagta ee Man united ayaa ka fara maroorsatay hogaanka horyaalka naadiga Arsenal kadib markii ciyaar xalay dhacday ay Man ugu awood sheegtaya Arsenal 1-0.

Warar Keydmedia Online | 14 December 2010

Muqdisho(keydmedia) Xildhibaan Max’ed Jaamac Furux oo xili ka mid ahaa hogaamiye kooxeedyadii kala xirxirtay magaalada Muqdisho ayaa eedeyn kulul dusha uga tuuray madaxweyne Shariif Shiikh Axmed iyo beeshiisa.

Warar Keydmedia Online | 13 December 2010

Jabuuti(keydmedia) Wararka aynu ka helyno magaalada Jabuuti ee Dalka Jabuuti ayaa sheegaya in halkaasi ay kulan irdaha u xirnaayeen ku yeesheen magaalada jabuuti ee Dalka Jabuuti.

Warar Keydmedia Online | 13 December 2010

Muqdisho(keydmedia) Max’ed Jaamac Furux ooh ore u ahaa hogaamiye kooxeed iminkana ka tirsan xildhibaan Baarlamaanka ka tirsan ayaa maanta weeraray dekadda Magaalada Muqdisho

Warar Keydmedia Online | 13 December 2010

Nairobi (keydmedia) - Dunidu waa mucjiso miiran saxaafaduna waa wariso meel walba taagan, har iyo habeena isha ku heysa wax cusub dhinac walba oo bulshada ah, kamana marna adeega saxaafadda noolaha inteeda kale sida xaywaanada oo kale waayo iyana xuquuq bay u leeyihiin in laga waramo loona bandhigo aadamiga waxa ka soo kordha dhanka nafleyda aaan caqliga laheyn.

Warar Keydmedia Online | 13 December 2010

Sports(keydmedia) Naadiyada Chelsea iyo Tottenham ee Dalka England oo xalay kulan ciyaareed kulul wadaagay ayaa natiijada ciyaartooda waxa ay noqotay bar bar dhac.

Warar Keydmedia Online | 13 December 2010

Mudug(keydmedia) Wararka laga helayo gobalka mudug ayaa sheegaya in gudigii dowladda ka socday ee dhex dhexaadinta u tagay gobalka Mudug lagu rasaaseeyay gobalkaasi kadib markii gudigaasi ay qaab qaldan wajaheen xal u helida dhibaatadii dhacday.

Warar Keydmedia Online | 13 December 2010

Sports(keydmedia) Ciyaar xiisa badan laheyd isla markaana indhaha si weyn loogu wada hayay ayaa xalay dhex martay naadiyada Ac-milan iyo Bologna, waxaana ciyaarta indhaha ku hayay daawadayaal fara badan oo dunida daafaheeda ku kala nool.

Warar Keydmedia Online | 13 December 2010

Muqdisho(keydmedia) kulan ay ku yeesheen gudaha Magaalada Muqdisho odayaal ka soo jeeda gobalada Bay iyo Bakool ayaa eedeyn balaaran waxa ay dusha uga tuureen maamulka uu hogaamiyo C/raxmaan Faroole.

Warar Keydmedia Online | 12 December 2010

Hiiraan(keydmedia) Xoogaga dowlada ka soo horjeeda ee ka taliya gobalka Hiiraan gaar ahaan magaalada Baledweyne ayaa maanta xabsiga u taxaabay 23 ciyaaryahan oo ku sii jeeday magaalada Garawe halkaas oo ay uga qeyb gali lahaayeen tartanka kubadda Cagta ee gobalada.

Warar Keydmedia Online | 12 December 2010

Stockholm(keydmedia) Magaalada Stockholm ee Dalka Sweden ayaa waxaa ka dhacay qarax sababay qasaaro dhimasho iyo dhaawac kaasoo booliska ay wali baarayaan sababtii ka danbeysay.

Warar Keydmedia Online | 12 December 2010

Muqdisho(keydmedia) R/wasaaraha Dowladda KMG ah soomaaliya Max’ed C/llaahi Max’ud Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta markii ugu horeysay socdaal ku aaday dalka dibadiisa tan iyo markii 14-Oktober loo magacaabay R.wasaaraha Soomaaliya.