Warar Keydmedia Online | 22 June 2010

Qaar ka mid ah odayaasha ku nool gobalka Sh.hoose oo kulan uu uga soconaya Degmada Afgooye ee gobalkaasi ayaa waxa ay sheegeen in ay ku dadaali doonaan sidii ay u bad baadin lahaayeen deegaanka.

Warar Keydmedia Online | 22 June 2010

Afhayeenka Maamulka Koonfurta Galkacyo Axmed Max'ed Basto oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in QM ay u qabteen mudo Seddex bilood ah si xafiisyo ay uga furato Koonfurta Galkacyo.

Warar Keydmedia Online | 21 June 2010

Afhayeenka wasaarada warfaafinta C/risaaq qeylow oo maanta saxaafada kula hadlay gudaha Magaalada Muqdisho ayaa shaaca ka qaaday inuu jiro wada hadal u dhaxeeya Dowlada iyo Xisbul islaam.

Warar Keydmedia Online | 21 June 2010

Waxaa saakay aroortii lagu arkay inta u dhaxeysa isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha Meydka wiil Dhalinyara ah kaas oo aan la aqoonsan.

Warar Keydmedia Online | 21 June 2010

Shil gaari oo sababay qasaaro ayaa ka dhacay Degmada Baladxaawo oo ka mid ah Degmooyinka hoostago gobalka Gedo ee Dalka Soomaaliya.

Warar Keydmedia Online | 21 June 2010

Dadka ku nool degmada Xamar jajab ee gobalka Banaadir ayaa qeyla dhaan balaaran waxa ay ka muujinayaan Rag hubeysan oo fatqalalo dhanka amaanka la xiriira ka wada gudaha Degmada

Warar Keydmedia Online | 21 June 2010

Sida ay ku heshay Wararka Warbaahinta Keydmedia.net Tuulo ku taala meel qiyaastii 30 Km u jirta Magaalada Cabudwaaq ee gobalka Galguduud ayaa waxaa ka kacay Dab qasaaro geestay.

Warar Keydmedia Online | 21 June 2010

Wararka Keydmedia.net ay ka heshay Degadmada Buula Mareer ee gobalka Sh.hoose ayaa sheegay in raxan eeya ah ay halkaasi dad rayid ah ku weerareen

Warar Keydmedia Online | 20 June 2010

waxaa Saakay Sarakac baahsan laga dareemayaa qiimaha lagu raaco gaadiidka dadweynaha gudaha Magaalada Muqdisho.

Warar Keydmedia Online | 20 June 2010

Maamulka ka taliya Gobalka Hiiraan ayaa maanta meel fagaara ah ku gubay dawooyin la sheegay in taariikhdooda ay idlaatay.

Warar Keydmedia Online | 20 June 2010

Waxaa Xalay gudaha magaalada Muqdisho ku geeriyooday mid ka mid ah fanaaniinta tirade yar ee ku haray Dalka kadib burburkii

Warar Keydmedia Online | 20 June 2010

Waxa xalay fiidkii ka dhacay gudaha Magaalada Muqdisho is rasaaseen u dhaxeysa Xoogaga hubeysan iyo ciidamada AMISOM.