Warar Keydmedia Online | 20 June 2010

Wararka keydmedia.net ay heleyso Magaalada Jawhar ee Xarunta gobalka Shabeelada Dhexe ayaa sheegay in isbadal weyn laga dareemay Seylada Xoolaha

Warar Keydmedia Online | 19 June 2010

Wafdi uu hogaaminayo gudoomiyaha Barlamanka KMG Soomaaliya Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa maanta dib ugu soo laabtay Caasimada Muqdisho.

Warar Keydmedia Online | 19 June 2010

Dadka Dagan Degmada Cadaado ee gobalka Galguduud ayaa maanta halkaasi ka dhigay dibad bax ay ku codsanayaan in la sii daayo labaanayaasha Britian ee gacanta ugu jira kooxa burcad badeeda Soomaalida.

Warar Keydmedia Online | 19 June 2010

Waxaa saakay gudaha Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobalka Bari maamul deegaameedka ka jira halkaasi ay ka bilaabeen burburinta gooba ganacsi oo ku yaala Magaaladaasi.

Warar Keydmedia Online | 19 June 2010

Wararka Keydmedia.net ay ka heleyso Bariga Magaalada Baladweyne ee Gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in Xalay halkaasi uu kacay Dab sababay qasaaro maaliyeed oo balaaran.

Warar Keydmedia Online | 19 June 2010

Maareeyaha Dakada magaalada Muqdisho Xasan Macalin oo Saxaafada ka howl gasha gudaha Muqdisho la hadalay ayaa sheegay in Saameyntii balaarneed ee ay burcada badda ku lahaayeen Ganacsiga Soomaalida ay hada is badal ku timid.

Warar Keydmedia Online | 19 June 2010

Dadka danyarta ah ee ku nool Degmada Dharkeynley ee gobalka Banaadir ayaa ka dalbaday dhinacyada lagdanka dagaal uu ugu dhaxeeyo Magaalada in ay ka joojiyaan dagaalka degmadaasi.

Warar Keydmedia Online | 19 June 2010

Afhayeenkii Ciidamadii Naafada Xooga Dalka oo iminka ku dayacan Isbitaalka Martiini ayaa ka codsaday bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan qurba joogta in ay ka taageeraan Nolasha xili warbaahinta kula hadlay Muqdisho.

Warar Keydmedia Online | 18 June 2010

Iyadoo xili dhaw ay aheyd markii Dhaqdhaqaaqa Shabaab ay la wareegeen guud ahaan gobalka Hiiraan ayaa hadana wararka laga helayo deegaankaasi waxa ay sheegayaan in ay soo saareen amaro dhanka bulshada la xiriira.

Warar Keydmedia Online | 18 June 2010

Waxaa saakay waabarigii ay hurdada kaga salaleen dadka Degan Degmada Dharkeynley oo gobalka Banaadir oo ka mid ah Degmooyinka Maamul ahaan loo xisaabo Dowlada daryanka hub culus oo halkaasi leysku weedaarsanayo.

Warar Keydmedia Online | 18 June 2010

Xildhibaan Max'ud C/laahi Wehliye waqaa oo ka mid ah mudanayaasha Barlamaanka KMG ah ee Soomaaliya oo la hadlay Warbaahinta ka howl gasha gudaha Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay jireen kulumo dhawaanahan ay la lahaayeen R.wasaare Cumar C/rashiid.

Warar Keydmedia Online | 17 June 2010

koox Xildhibaano ah oo dhawaan Muqdisho isku abaabulay isla markaana la baxay Magaca ah kudlada toosinta qaranka oo maanta ku shiray gudaha Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay ka soo saareen shirkooda qodobo ay ka mid yihiin xukuumada in la xisaabiyo.