Warar Keydmedia Online | 17 June 2010

Qaar ka mid ah Nabadoonada ku nool gudaha gobalka Galguduud ayaa waxaba kama jiraan ku tilmaamay hadal shalay ka soo yeeray ahlu-suna waxba kama jiraan.

Warar Keydmedia Online | 17 June 2010

Hey'adda Dhaqaatiirta aan Xuduuda laheyn ee MSF oo ka mid ah Hey'addaha tirada yar ee iyagu u muuqda in ay dhaqdhaqaaq howleed muujnayaan ayaa shaaca ka qaaday in ay dib u bilowday howlihii Caafimaad ee ay ka heysay isbitaalka Xaawa Cabdi ee duleedka Muqdisho.

Warar Keydmedia Online | 17 June 2010

waxaa Saacadihii la soo dhaafay seyladaha Shidaalka lagu iibiyo ee gudaha Magaalada Muqdisho laga dareemayaa is badal ku yimid dhanka Qiimaha Shidaalka .

Warar Keydmedia Online | 17 June 2010

Dadka iyagu ka kalumeysta Degmada Cadale oo ka mid ah Degmooyinka dhanka Xeebta ku yaala ee gobalka Sh.dhexe ayaa xiligan waxa ka cabanayaan qalabka ay ku shaqeestaan oo taya ahaan liita.

Warar Keydmedia Online | 17 June 2010

Hey'adda u dooda Xuquuqada Aadanaha iyo Nabadda ee Elman Fadhigeeduna uu yahay Magaalada Muqdisho ayaa ka dalbatay Shacabka Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan in ay u istaagaan daryeelka caruurta

Warar Keydmedia Online | 17 June 2010

Degmada Doolow oo juquraafi ahaan dhacda Xadka ay wadaagaan Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa Maalinimadii Shalay aheyd waxaa looga dhawaaqay Maxkamad wadajir ah oo ay wada maamulayaan Ahlu-suna iyo Dowlada.

Warar Keydmedia Online | 16 June 2010

Ogeysiis: DHACDA UGUB AH - Sheikh Sharif Sheikh Ahmed Shalay Iyo Maantay - 19.06.2010 keydmedia.net kaliya ka Fiirso

Warar Keydmedia Online | 16 June 2010

Iyadoo dhawaanahaba ay jirtay nux nux hoose iyo warar xan ah oo sheegay in qaab howleedka Idaacada Shabeele uu is badal ku iman doono maadaama ay ka soo guurtay fadhigeedii Bakaaro.

Warar Keydmedia Online | 16 June 2010

Shaqaalaha Muruq-maalka ee ka xoogsada dakada weyn ee Magaalada Muqdisho ayaa cabasho balaaran waxa ay ka muujiyeen Maamulka Dakada.

Warar Keydmedia Online | 16 June 2010

Ciidamo ku labisan Dareesk Dowlada ayaa maanta barqanimadii iyaga oo wata gaadiid dagaal iyo hub kale duwan waxa ay tageen warshadii hore ee mar marka oo ku dhaw garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle

Warar Keydmedia Online | 16 June 2010

Maamulka Gobalka Jubadda hoose ee dhaqdhaqaaqa Shabaab ayaa ka bilaabay xaafado ka mid ah magaalada Kismaayo dayactirka wadooyin.

Warar Keydmedia Online | 16 June 2010

Wararka Keydmedia.net ay heshay Magaalada Galkacyo ee xarunta gobalka mudug ayaa sheegay in ciidamada Amaanka ee Waqooyga Galkacyo Xalay ay xabsiga dhigeen gabar ay sheegeen in ay waday walxaha qarax.