Dagaaladii Sokeeye: Maxaa Been laga sheegay!
Dadkaas la xirxiray Qaarkood waxey sheeganayaan in Jirkoodi iyo Hantidoodi lagu xadgudbay.
Cabdifataax Xasan Nuurow oo kamid ah Dadkii laga soo daayay Xabsiga kuyaala Xaafada Islii ee loo yaqaano "Bangaani" oo la hadlay Wariyaha KEYDMEDIA ONLINE ee Nairobi ayaa wuxuu yiri:
"Markii Xoriyadeyda lagu xadgudbay waxaan fadhiyay Maqalka Maqaayadeyda, Askar baa soo gashay ayagoo durdurinaaya, wixii Maqalka ku jiraynah waa iga boobeen, Aniga iyo Shaqaalihii intey gacnaha naga xirxreen ayeey Baabuur Shabaqla ah nagu dhex tuureen"
"Afar Maalmood baan xirnaa waxaana nasoo daayay Danjiraha Maxamed Cali Ameeriko (Maxamed Soomaali), waxaan Aaminsanahay hadii Illahey uusan Danjire Maxamed Soomaali noo bixin laheyn Maantay Dad badan oo Soomaali ah ayaa Xabsiyada ku basbeeli lahaa!" ...
"Aad baan uga Mahadcelineynaa Howsha wanaagsan oo uu noo qabtay, Runtii Cali Ameeriko Bilad ayuu naga istaahilaa!"
Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya Maxamed Cali Amerika oo Soomaalida Nairobi kunool isku raacday inuu yahay Ninka Soomaalida Dalka Kenya kunool Maantay badbaadshay ayaa Waayahaan Dambe Propaganda indha la
Add comment
Comments