Curashada Roobka Iyo Rajada Umadda

Abudlkarim Haji Seeko (Keydmedia) - Sanada is xigxiga Soomaaliya waxay marti u aheyd Abaar baahsan taasoo Dad iyo Duunyo si siman u saameysay, waxaana Abaarta ay sababtay in dad badan ay ka soo hayaamaan deegaanadii ay ku noolaayeen nus qarnigii la soo dhaafay.
Maqaallo Keydmedia Online
Curashada Roobka Iyo Rajada Umadda

Waxaa loo kala cararay wadmada Dariska ah iyo Caasimada Muqdisho, laakiin badanka dadka ma helin sooryadii ay filayeen waayo waxaa dhexda u galay Kooxo diirka Soomaali ka ah qalbiyadana Ajnabi ka ah kuwaasoo umada wixii loogu tala galay musuqmaasuqay.

Ciriiriga nolasha kama bixin Dadka, inkastoo gargaar uu soo gaaray Dalka isla markaana hey’ado boqolaal kor u dhaafaya ay yimaaden iyagoo waliba wada malaayiin Doolar oo loogu tala galay u gargaarida Umada Soomaaliyeed. Aaway Hey




Maqaallo 1 August 2022 1:04

Waxaa laga soo gudbay Xiligii kutiri-kuteen iyo “Saas baa la yiri” oo aan sal iyo raad toona laheyn oo la’isla dhexmari jiray, lagana xaqiiqa been sheegi jiray Dhacdooyinka Taariikhiga ah ee soo maray Bulshada Soomaaliyeed.