Daawo Video: “Dad Leegada kamid ahaa ayaa dhinaca kale la shaqeynaayay”!

DAAWO VIDEO - Shiikh Cusmaan Cali Xasan "Farey" oo ahaa Xubin Golaha Ururka SYL ahaana Xisaabiyaha Ururkaas ee Xaruntiisa aheyd Magaalada Muqdisho. Shiikh Cusmaan waxaa Wareysiga si Wadajir ah ula yeehsay Cali Saciid Xasan iyo Dr. Bashir Muuse Xasan.
Maqaallo Keydmedia Online
Daawo Video: “Dad Leegada kamid ahaa ayaa dhinaca kale la shaqeynaayay”!

Shiikh Cusmaan wuxuu yiri "Haawa Taako ayadoo Mashxaradeesa ayaa Pro-Talyaanigii falaar Wadnaha uga dhufteen, halkasnah wey ku geeriyootay Allaha u Naxariistee"

"Makhtal Daahir wuxuu Nin dheer oo xoog badan, falaartii la soo tuuro Gacantiisa ayuu ku qaban jiray, markaasu jajabin jiray Falaarta" "Dad badan oo Leegada (SYL) nala ahaa ama sheegan jiray ayaa Hoos Gumeysiga ula shaqeyn jiray" Waxaa kamid ahaa.... Video-ga ayaa ka arkeysaa.

Ka faa




Maqaallo 1 August 2022 1:04

Waxaa laga soo gudbay Xiligii kutiri-kuteen iyo “Saas baa la yiri” oo aan sal iyo raad toona laheyn oo la’isla dhexmari jiray, lagana xaqiiqa been sheegi jiray Dhacdooyinka Taariikhiga ah ee soo maray Bulshada Soomaaliyeed.