Dagaaladii Sokeeye: Maxaa Been laga sheegay!
Tilaabada ay Dowladda Federaalka ka qaaday Shirka Maamul u Samaynta Gobolada Koonfur Galbeed ee Soomaaliya waxaa lo arkay mid Gaf ah oo kaso horjeeda Dimoqraadiyada iyo Dastuurka KMG ah.
Odayaal Dhaqan iyo Siyaasiyiin kasoo jeeda Lix Gobol ayaa iskugu imaaday Shirka Baydhabo ayagoo isku raacay in ay sameestaan Maamul Cusub, wuxuuna Shirka Baydhabo ku socdaa "Dariiqa Guusha" sidee sheegeen Qaar kamid ah Odayaasha Dhaqanka, "Dowladda ma hor
Add comment
Comments