Dhaqashada Geela ee Muqdisho & Caano Saafi ah oo looga maarmay kuwa Dibadda

Keydmedia Online — Muqdisho waxaa Bilooyinkii ugu dambeeyay ka hirgalay Mashaariic dhanka Wax soo saarka Xoolaha looga faa'ideysto, taasi oo ay herheliyeen Ganacsato Soomaaliyeed, waxaana Warbixintaan ku eegeynaa Mashaariicda laga hirgaliyay Duuleedka Caasimadda.
Maqaallo Keydmedia Online
Dhaqashada Geela ee Muqdisho & Caano Saafi ah oo looga maarmay kuwa Dibadda

Xaruumo lagu xanaaneeyo Geelo ayaa Meelo kala duwan oo Caasimadda Muqdisho laga sameeyay, iyadoo ugu yaraan taasi ay hoos u dhigeysa in looga maarmo Isticmaalka Caanaha Warshadaysan ee laga soo dhoofiyp dalka dibadiisa.

Warbixintan waxaan ku eegeynaa sida Shacabka Soomaaliyeed ee ku nool Muqdisho uga faa




Maqaallo 1 August 2022 1:04

Waxaa laga soo gudbay Xiligii kutiri-kuteen iyo “Saas baa la yiri” oo aan sal iyo raad toona laheyn oo la’isla dhexmari jiray, lagana xaqiiqa been sheegi jiray Dhacdooyinka Taariikhiga ah ee soo maray Bulshada Soomaaliyeed.