Dhulgariirka Siyaasadeed ee Bariga Dhexe & Saamaynta ay Soomaliya ku yeelan karto!

Frankfurt (Keydmedia) - Waxaa hubaal ah dabaysha isbadalaka siyaasadeed ee ka bilaabatay wadanka Tunisia iyo Masar in ay raad wayn ku yeelan doonto caalamka ha noqoto mid siyaasadeed, iyo mid dhaqaale ahaanba. Dadka u kuurgala arimaha siyaasada ayaa ka faaloonaya suurta galnimada isbadalkan in ay ku siifidaan wadamo kale oo gobolka ku yaala waxaana la sheegaayaa in ay sabab u yihiin xoriyad la,aan, Xadgudubyo joogta ah oo loo gaysto xuquuqda aasaasiga ah ee shucuubtaas.
Maqaallo Keydmedia Online
Dhulgariirka Siyaasadeed ee Bariga Dhexe & Saamaynta ay Soomaliya ku yeelan karto!

Si xun oo loo maamulo ama loogu takri fallo hantida Qaranka. Taas ayaa waxa ay sababtay in shucuubta mandiqadaas gadoodaan oo kacdoon shacab ku ridaan kali Taliya-yaal mudo ka talinayay wadamadaas.

Hadaba hadaan u guda galo, saamayn intee la




Maqaallo 1 August 2022 1:04

Waxaa laga soo gudbay Xiligii kutiri-kuteen iyo “Saas baa la yiri” oo aan sal iyo raad toona laheyn oo la’isla dhexmari jiray, lagana xaqiiqa been sheegi jiray Dhacdooyinka Taariikhiga ah ee soo maray Bulshada Soomaaliyeed.