Digniin iyo cambaarayn dusha looga tuuray Shariif Xasan Sh. Adan

Waamo National Party - Kulan gaar ah oo ay 16/12/2012 isugu yimaadeen masuuliyiinta Xisbiga Waamo National Party oo lagu qabtay xarunta dalka Norway ee Oslo, ayaa lagu soo qaaday qorshaha Shariif Xasan Sh. Adan uu ku doonayo in uu isku-dhacyo weyn ka sameeyo degaamo ka mid gobolada Somaliya.
Maqaallo Keydmedia Online
Digniin iyo cambaarayn dusha looga tuuray Shariif Xasan Sh. Adan

Kulankaas ayaa laga soo saaray baaq ku aaddan in waxa uu wado Shariif Xasan ay tahay tallaabo aan sina loo qaadan karin. Bayaanka ayaa lagu muujiyey  sida masuuliyad darrada ah ee Shariif Xasan uu ugu xad-gudbayo nabadda iyo wada noolaanshaha dadka Somaliyeed, waxaana looga digay in uu ka waantoobo, farahana uu kala baxo maamulidda gobolo Somaliyeed oo iyagu iminka ammaan iyo nabadgelyo haysta, gaar ahaan Gobolka Sh/hoose.

Bayaan ayaa u qornaa sidan:

Waamo National Party wuxuu si weyn uga xun yahay tallaabooyinka miyir la




Maqaallo 1 August 2022 1:04

Waxaa laga soo gudbay Xiligii kutiri-kuteen iyo “Saas baa la yiri” oo aan sal iyo raad toona laheyn oo la’isla dhexmari jiray, lagana xaqiiqa been sheegi jiray Dhacdooyinka Taariikhiga ah ee soo maray Bulshada Soomaaliyeed.