Dowladda: Waa inay Qaladaadkeeda Saxdaa!

Maxamed Ibraahim (Keydmedia Online) - Sida aan ka warqabno waxaa waayadan danbe soo badanayey eedeyn iyo cabasho loo jeedinayey Dowladda Kenya gaar ahaan Siyaasadeeda ku wajahan Gobolada Jubooyinka.
Maqaallo Keydmedia Online
Dowladda: Waa inay Qaladaadkeeda Saxdaa!

Kenya ayaa dabada ka riixeyso kooxo Soomaali ah oo ay ka soo uruurisay Xeryahay Qaxootiga iyo Magaalooyinka Waqooyi Bari ee Kenya si halkaasi looga sameeyo Maamul Goboleed ay Iyadu maamusho, si ay ugu fushato danaheeda Iyadoo ka faa




Maqaallo 1 August 2022 1:04

Waxaa laga soo gudbay Xiligii kutiri-kuteen iyo “Saas baa la yiri” oo aan sal iyo raad toona laheyn oo la’isla dhexmari jiray, lagana xaqiiqa been sheegi jiray Dhacdooyinka Taariikhiga ah ee soo maray Bulshada Soomaaliyeed.