Dukaanka Ragga Lagu Iibiyo

Dr. Axmad Cabdulahi (Keydmedia) - Magaalo weyn ayaa waxaa ku noolaa Dumar aad u fara badan oo guurdoon ah, iyo Ragg aad uga tiro yar Dumarkaas guur doonka ah ee ku nool magaalada.
Maqaallo Keydmedia Online
Dukaanka Ragga Lagu Iibiyo

Kadibna waxaa laga furay magaaladii Dukaan weyn oo ay Dumarku ka soo iibsan karaan ninka ay ka doortaan Ragga. Qofkastana waxay xaq u leedahay inay Dukaanka  gasho si




Maqaallo 1 August 2022 1:04

Waxaa laga soo gudbay Xiligii kutiri-kuteen iyo “Saas baa la yiri” oo aan sal iyo raad toona laheyn oo la’isla dhexmari jiray, lagana xaqiiqa been sheegi jiray Dhacdooyinka Taariikhiga ah ee soo maray Bulshada Soomaaliyeed.