Faalada Isbuucaan ee Wadanka

Samatalis Haille — Dad gaaraaya 14, ugu yaraan, aa lagu dilay wadanka Soomaaliya laga soo bilaabo 10kii bishaan, Luuliyo, ilaa 16-da isla bishaas - Tani waa Faaladda Isbuucaan oo uu soo diyaariyay Samatalis Haille.
Maqaallo Keydmedia Online
Faalada Isbuucaan ee Wadanka

Dadkaan labo ka mid ah waxaa dilay Shebbaab, markay ku eedeeyeen basaasnimo, meesha labo kalena ay dishay Dowladda Federaalka Soomaaliya, DFS, ka dib markii maxkamad ku heshay inay dileen marwo Jaamici ah.

Labo ka mid ah waxay ahaayeen saraakiil ka kala tirsan nabadsugidda Iyo xoogga dalka Soomaaliyeed. Mid waxaa lagu dilay Xamar Jajab, Xamar, midna Walla Wayn, SH/Hoose.

Bacdamaa madax sare ay ahaayeen, ugu yaraan mid ka mid ah, waardiyena wateen, waxaa macquul ah inay dad kale meesha wax ku noqdeen.

DFS kama howlgalin ilaa Iyo hadda inta sida caamka ah loo og yahay deegaanada ay xarakada Shebaabka ka taliso, walow ay hatsato fursado ay ku howlgali karto, sida Shicibka deegaanada Shebaabka ka taliso qaarkood oo raba inay Shebaabka iska kiciyaan.

Qaabka ugu fiican oy uga howlgali karto waa inay shicibka meelahaas ku dhaqan dhahdaa ka tashada aayihiina oo go




Maqaallo 1 August 2022 1:04

Waxaa laga soo gudbay Xiligii kutiri-kuteen iyo “Saas baa la yiri” oo aan sal iyo raad toona laheyn oo la’isla dhexmari jiray, lagana xaqiiqa been sheegi jiray Dhacdooyinka Taariikhiga ah ee soo maray Bulshada Soomaaliyeed.