Faarax C/qaadir oo ku guda jira in uu Kenya iyo Kooxda Kablalax Kismaayo u Saxiixo!

Ibrahim Hassan - Mudane Madaxweyne, Xasan Shiikh Moxamuud, Ma Ogtahay in uu xilweyn kaa saaranyahay ilaalinta qaranimada iyo Dhamaan Dalka Soomaaliya maadaama aad sheegtit in Soomaaliya ay tahay Dal xor ah oo Madaxbanaan, adna aad Madaxweyne u tahay.
Maqaallo Keydmedia Online
Faarax C/qaadir oo ku guda jira in uu Kenya iyo Kooxda Kablalax Kismaayo u Saxiixo!

Ma Ogtahay haddii aad heshiis la gashid Axmed Madoobe iyo Kooxda Kablalax ee ka soo duulay kuna wada dhashay Itoobiya iyo Kenya inaad qaranimadii Soomaaliya ka tanaasushay. Ma garowsantahay in aad ku tumatay Qaranimadii Soomaaliya?

Ma Ogtahay in aad Hoosaasisay Bulshaweynta Nabada Jecel oo u baahan Cadaaladda, si aysan u sameenin Habayaraatee dhaqdhaqaaq ay ku Difaacanayaan Degaankooda, Hantidooda iyo Dadnimadooda.

Waxaad ilaa Maanta ka dhaadhicin la




Maqaallo 1 August 2022 1:04

Waxaa laga soo gudbay Xiligii kutiri-kuteen iyo “Saas baa la yiri” oo aan sal iyo raad toona laheyn oo la’isla dhexmari jiray, lagana xaqiiqa been sheegi jiray Dhacdooyinka Taariikhiga ah ee soo maray Bulshada Soomaaliyeed.