Fariin: Dhamaan Wax Garadka & Dhalinyarada Puntland - By Cabdirashiid Soomaali

By Cabdirashiid Soomaali - Waxaan halkaan fariin uga dirayaa dhamaan Walaalaheyga ku nool Maamul Gobeleedka Puntland gaar ahaan wax garadka iyo Dhalinyarada.
Maqaallo Keydmedia Online
Fariin: Dhamaan Wax Garadka & Dhalinyarada Puntland - By Cabdirashiid Soomaali

Sababtoo ah waa cidda kaliya ee sida gaarka ay u taabanayso dhaliila aan shaki ku jirin inay ka imanayaan Maamulka Talada haye ee Faroole uu horkacayo ha ahaato mid Idaacadaha la la istaago ama mid ka dhex guuxda gudaha Puntland sida maantaba Shuruudaha loogu xiray la shaqeynta DF ee cusub.

Hadaba fariin teydu waxay tahay intaan u gelin Puntland waxay ka mid tahay Dawlada iyo Shacabka Soomaaliyeed waxii lahelana way leeyihiin hadii la qadana waa ay laqdayaan ayadoo aan wax cuqdada iyo xumaana jirin ayadoo uu saa yahay dhaqankena suuban iyo is fahanka Siyaasaded ee soo jiray weligiiba.

Waxaa Sanadadii damba soo boodo ku noqday Siyaasada Soomaaliya Maamulka Faroole oo Puntland ku noqday kaligii taliye aan waxba lala wadaagin Siyaasada Dawlada Federalkana uu doonayo inuu sidaa oo kale uu ku noqdo asigoo aan wax faaiido u heyn Maamulka Puntland hadii uu Faroole wanaag la doonyo Puntaland laguha uma geliyeen Dilal qorsheysan iyo Burcadbadeed fida iyo caburinta Saxaafada xorta ah oo ah meesha laga hago ra,yiga guud ee bulshada si ay is bedel usameeyaan taa uu Faroole aad uga soo horjeedo.

Waxana uu  doonayaa inuu Maamulka Puntland ku sii Hogaamiyo bohoosha colaada iyo foowdada Siyaasadeed ee Soomaali ay kasii gudbeyso waxana uu u muuqdaa Diktaatori soo baxaya xili ay dunida kasii dhamaanayaan kuligood Taliyaasha waxana beryahaan aad loo hadlhaye muddo kororsiga uu sameystay asigoo doonaya inuu Seddex Sano oo dambe sii hogaamiyo Puntland kadibna ku wareejiyo inankiisa weyn ee Maxamad Faroole.

Maxamad Faroole ayaa oo hadaba Maamulo Puntland taloo taasi maxay dhaantaa waxay carab ka dhiidhiyeen ayagoo barwaaqeysan sideebey ugu dulqaadan doonan waxgaradka iyo dadka Puntland. 

Mar kale waxaan leeyahay sadbursiga uu Reer Puntland u iftiiminayo Faroole u jeed keeda wax kale ma ahan ee waa inay kajeestaan arimaha cakiran ee ka jira Puntland una jeediyo dawlada Federalka oo uu u tusayo dawlad ey waxba ku leheyn Reer Puntland hadii ay Raisalwasaare helin.

Hadaba waxaa la yaab leh mar hadii Sheekadu saa tahay maxay ku leeyihiin Dawlada beelaha dega Goballada dhexe kuwa dega Hiiraan kuwa dega Khaatumo kuwa dega Waqooyi kuwa dega Juboyinka kuwa Dega Shabeelada Hoose iyo weliba kuwa dega Bay iyo Bakool sababtoo ah fayeenka Barlamanka waa u hadlaha xubnaha Baarlamaanka waxa ay go




Maqaallo 1 August 2022 1:04

Waxaa laga soo gudbay Xiligii kutiri-kuteen iyo “Saas baa la yiri” oo aan sal iyo raad toona laheyn oo la’isla dhexmari jiray, lagana xaqiiqa been sheegi jiray Dhacdooyinka Taariikhiga ah ee soo maray Bulshada Soomaaliyeed.