Geelloow: Horumarin Af Mise Horseed Aafo?! - Qeybta Labaad | By Bashir M. Hersi

By Bashiir M. Xersi - Qaybtii kowaad ee Qormada [Halkaan ka Aqriso Qeybta Kowaad ee Qormada] waxaan ku soo qaadaadhignay saddaxdii shir ee Jabuuti ka dhacay iyo aafada ka dhalatay, aan kuu soo kooboo ku xasuusiyee...
Maqaallo Keydmedia Online
Geelloow: Horumarin Af Mise Horseed Aafo?! - Qeybta Labaad | By Bashir M. Hersi

Shirkii Soomaali u horseeday colaadda dagaalka sokeeye, ee ahaa dhismihii Dawladdii MANIFESTO ee Cali Mahdi Maxamed looga dhigay Madaxweyne, ee uu ka gadooday Gen Caydiid iyo xulufadiisii ay isla soo jabhadeeyeen, toban sano ka dibna, AFAR iyo BAR ayaa Jabuuti noogu deeqday, kuma ekaysane, waxay ku takri fashay inay u madax bannaanaatahay magacaabista qayb ka mid ah Baarlamaanka, siddeed iyo toban sano ka dibna waxay soo horseedday baarlamaankii TIRA BADNE TAYO YARE, ee 550 Xildhibaan ahaa.

Halkanna waxaa ka billaabayaa qaybta labaad ee qormada, ee bal sii aqri, adoon degdegin, illeen mar walba waxaan warin doonaa waa dhacee, inay qaraar tahay waan dareemayaa, balse, ha i dagaalin, ee midda aan dhiraandhirshay mid been ah car ka soo hel, iska daa inaan si xun u dhigee.

Marka aan sheego, yaan la dhihin sama sheeg ma tihid, illeen marka aan samo sheeg noqonayo waa marka aan arko samo la falayee, haddiise wax walba ee la sameeyo ay gurracan yihiin, gadaalna ka go




Maqaallo 1 August 2022 1:04

Waxaa laga soo gudbay Xiligii kutiri-kuteen iyo “Saas baa la yiri” oo aan sal iyo raad toona laheyn oo la’isla dhexmari jiray, lagana xaqiiqa been sheegi jiray Dhacdooyinka Taariikhiga ah ee soo maray Bulshada Soomaaliyeed.