Insixaab tagtiiki Itaaldarro bilowgeed dheh!

Axmednuur Cabdulaahi Cali - Akhriste waxaan filayaa inaad ku wareertay magaca aan u xulay faaladeyda, hubaal inaad fahantay macnaha hadiiba aad taqaan Carabiga, hadii aadan aqoon anigaa hadaba kuu sharaxaya.
Maqaallo Keydmedia Online
Insixaab tagtiiki Itaaldarro bilowgeed dheh!

Insixaab Tagtiiki waa erayo carabi ah macnahooduna uu noqonayo ka bixis xeeladeysan, badanaa waxaa adeegsada askarta.

Siyaasiyiinta Soomaalida waxay badankood ahaayeen tiibo Talyaani ama Ingiriis sidaa awgeed erayada Carabigaa kuma badneyn masraxa siyaasada ilaa jiilka cusub ee carabiga wax ku bartay ay soo ifbaxaan.

Erayadan aan hada sharaxay waxaa markii ugu horeysay xeendaabka siyaasada soo galiyay Ex-Amiirul Islaam Shariif Shiikh Axmed oo dabayaqaadii 2007 tageerayaashiisa ku sagootiyay waxaan go




Maqaallo 1 August 2022 1:04

Waxaa laga soo gudbay Xiligii kutiri-kuteen iyo “Saas baa la yiri” oo aan sal iyo raad toona laheyn oo la’isla dhexmari jiray, lagana xaqiiqa been sheegi jiray Dhacdooyinka Taariikhiga ah ee soo maray Bulshada Soomaaliyeed.