Soomaalida Maantay - Xuquuqda Saxaafada Soomaaliya (Daawo Video)

Keydmedia.net oo bilaabaysa barnaamijyo loogaga hadlayo xaalada dhabta ah ee ka jirta soomaaliya maalin walba oo arbaco ah haddii uu eebe idmo.
Maqaallo Keydmedia Online
Soomaalida Maantay - Xuquuqda Saxaafada Soomaaliya (Daawo Video)

Xaaladaha bani’aadimo, daruufaha dadka ka baracay magaalada muqdishu, ciyaalka daryeelka u baahan ee derbi jiifka ah iyo dacadiyada ka dhan saxaafada iyo suxufiyiinta iyo dhamaan inta mudan in  si baraarug leh  looga hadlo oo wax dhisid iyo wax tarad leh ku dheehanba ayaa maamulka iyo hawl-wadeenada Keydmedia.net isla meel dhigiin iney u soo gudbiyaan bulshada soomaliyeed iyo caalamkaba waa inta ehelka u ah technology-ya internet-sites daalacata ee soomaalida ku dhaqan gudaha iyo dibadaba iyo dadyowga wax tari kara soomaalida silicsan.

Macluumaadkaas waxa ay inta booqata Keydmdia.net kaga helayaan labada luuqadood waa Somali iyo English-ba.

Waxaana ugaga warami doonaa si xog-ogaalnimo leh oo dhab ah aan dhaleenteed ahayn iyo sheeko khiyaali ah oo laga dhadhansan karo inaanu micno buuran lahayn kana tarjumayn waaqica jira.

keydmedia.net




Maqaallo 1 August 2022 1:04

Waxaa laga soo gudbay Xiligii kutiri-kuteen iyo “Saas baa la yiri” oo aan sal iyo raad toona laheyn oo la’isla dhexmari jiray, lagana xaqiiqa been sheegi jiray Dhacdooyinka Taariikhiga ah ee soo maray Bulshada Soomaaliyeed.