Ciidan Dawladeed mise Mooryaan?

Muqdisho (Keydmedia) - Iyadoo Ciidamada Dowladda KMG-ka ah ay howlgallo ka wadaan meelo kala duwan oo ka tirsan degmooyinka Gobolka Banaaadir ayaa hadana waxaa isasoo tareysa Gabboodfallada iyo tacaddiyada ay Qaar kamid ah Askartaasi kula kacayaan Dadka rayidka ah.
Maqaallo Keydmedia Online
Ciidan Dawladeed mise Mooryaan?

Keydmedia ayaa Baaritaanno ku sameysay fal Naxariista ka baxsan oo dhawaan Askari ka tirsan Ciidamada Dowladda KMG-ka ah ku toogtay macallin Iskuul oo lagu Magacaabo Wiish kaasoo ku sugnaa Dhisme ku yaalla Suuqa Xoolaha ee Degmada Heliwaa.

C-Fitaax Xasan oo walaal la ah Wiilka la dilay ayaa noo xaqiijiyay in Askariga dilay Macallinkaasi ay la socdeen Afar kale oo ku hubeysan hubka nuucyadiisa kala duwan islamrkaasna ay ka qaateen lacag dhan 500 Doller taasoo uu doonayay in qeybo kamid ah uu siiyo Shaqaale u dhammeystiray Guri uu dhawaan ka dhistay Degmada Heliwaa.

Cabdifitaax ayaa intaasi ku daray in markii lacagta laga qaatay marxuumka geeriyooday uu isku dayay inuu dabagalo Askartaas kadibna rasaas wadnaha lagala beegsaday.

Ma jirto illaa iyo xilligaan Saraakiil ka tirsan Ciidamada Dowladda KMG-ka ah oo ka hadashay falkaasi naxariista ka baxsan. Mana jirta Mas




Maqaallo 1 August 2022 1:04

Waxaa laga soo gudbay Xiligii kutiri-kuteen iyo “Saas baa la yiri” oo aan sal iyo raad toona laheyn oo la’isla dhexmari jiray, lagana xaqiiqa been sheegi jiray Dhacdooyinka Taariikhiga ah ee soo maray Bulshada Soomaaliyeed.