Dagaaladii Sokeeye: Maxaa Been laga sheegay!
Si loo mideeyo aragtiyada kala duwan ee dhinacyadaan, iyadoo fooda nagu soo hayso Doorashadii Madaxweynaha Dowladda Federaalka KMG iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo kuxigeenadiisa ayaa Beesha caalamka gaar haan Qaramada Midoobey waxay wadaan la tashiyo ku aadan Doorashadaas iyo Xiliga kala Guurka ee Dowladda Federaalka.
Xogtaan ayaa tilmaamtay in dhawaan Magaalada Nairobi lagu qabto kulan hordhac oo ay qabanqaabadiisu leedahay Xafiiska UNPOS ee Qaramada Midoobey gaar ahaan Qaybta Siyaasadda Soomaaliya waxaana lagu waramey in ay ka qaybgeli doonaan wakiilo ay soo xushey Qaramada midoobey, inkastoo Qaramada Midoobey lagu cadaadinayo in wakiiladu ay soo xushaan Xubnaha la doonayo in ay ka qaybgalaan waxaana kulankaan qabashadiisa ka wada Hadley Mas
Add comment
Comments