Maalin kamid ah Maalmaha Murugta leh oo ay Soomaali soo martay // Qaraxii Xalay

Muqdisho (KON) - Ugu yaraan 10 Ruux ayaa ku dhimatay, ku dhawaad 18 kalena waa dhaawac, Dadkii ku Nafwaayeen Weerarka waxaa kamid ah sii Hayaha Safaarada Soomaaliya ee UK Cabdulkadir “Dhuub”, Maantay waxey ku jirtaa Maalmaha Murugta leh oo ay Soomaali soo martay.
Maqaallo Keydmedia Online
Maalin kamid ah Maalmaha Murugta leh oo ay Soomaali soo martay // Qaraxii Xalay

Keydmedia Online ayaa isla Daqiiqadii soo Qortay in Hotel Makka Al- Mukarama la weeraray, Waqtigaas Qarax ma dhicin ee waxaa la shaaciyay in la qabtay Nin laga shakiyay. Shan Daqiiqo kama soo wareegin, Qarax Xooggan oo Dariiqo dhan laga maqlay ayaa ka dhacay Afaafka hore ee Hotelka.

Wariye Daqiiqado kadib tagay Goobta ayaa noo sheegay in Ciidamada ay fureen Rasaas kadib markii uu Ninka damcay in uu Cararo, waxaana Rasaastaas ku dhawacmeen Labo ruux oo rayid ah, Isla markaasnah waxaa la maqlay Qarax Xooggan.

Sidee Wax u dhaceen?

Afhayeenka Hay




Maqaallo 1 August 2022 1:04

Waxaa laga soo gudbay Xiligii kutiri-kuteen iyo “Saas baa la yiri” oo aan sal iyo raad toona laheyn oo la’isla dhexmari jiray, lagana xaqiiqa been sheegi jiray Dhacdooyinka Taariikhiga ah ee soo maray Bulshada Soomaaliyeed.