Dagaaladii Sokeeye: Maxaa Been laga sheegay!
Filimkan oo ka kooban dhawr qeybood isla markaana qeybtiisan ay tahay 30 daqiiqo ayaa waxaad ku arki doontaa muuqaalo aan abid lagu bandhigin warbaahinta kuwaasoo muujinaya howshii SYL iyo dadaalkii xornimo doonka.
Qeybaha kale duwan ee keydmedia oo isugu jira shaqaale iyo maamul ayaa maskax iyo waqti waxa ay isugu geeyeen sidii Filimkan uu noqon lahaa mid taya leh isla markaana bulshada Soomaaliyeed ay wax ka faa
Add comment
Comments