Dagaaladii Sokeeye: Maxaa Been laga sheegay!
Waxaa maalmahan soo if baxayay ififaalo Qurux badan taasoo aan marnaba laga Rajo dhigi karin, ififaaladaas ayaan u soo muuqan sidii loogu Rajo weynaa waloow aan marnaba laga tanaasuli karin ififaalo Qurux badan oo u soo bidhaanto Ummada Soomaaliyeed ee daallan.
Soomaaliya ka soo biloow illaa 2000 kii, waxaa isu badalayay dowlado kala geddisan oo KMG ahaa haba wadato mid weliba kherkeeda ee Dowladdii Madaxweyne C/qaasim Salaad ayaa soo caga dhigatay dalka isagoo markaasi ahaa nin Qurac joog ah, Qurac joog oo aan kala jeedo Dal joog, ayaa waxa uu Reysa-wasaare u magacaabay Qurba Jiif, oo aan kala jeedo Qurba Joog qaboow ku noole ah, waayo Qaboow iyo Qurbe aan dalkaagii eheyn waa Dareen ku jooge kaas oo noqday Mudane Cali Khaliif Galeydh, haddaba meeshaas wixii ka dhacay Sheeko uma baahna iyo halka ay ku danbeysay Dowladaas ay liinjaha u hayeen labadaasi hogaamiye waa Cabdi Qaasim Salad Xasan iyo Cali Khaliif Galeydh.
Khilaaf dheer ka dib ayaa meeshaas lagu kala tagay iyadoo ay ka baxday meesha Dowladaas oo ay badashay Dowladii Madaxweyne C/laahi Yusuf, isagoo ahaa Qurac joog kale oo uu hogaamiye ka ahaa Dowlad goboleedka Puntland.
Haddaba C/laahi Yusuf ayaa isu bad-badalay Laba Qurba Jiif oo kala ahaa Cali Geeddi iyo Nuur Cadde. Sheekadu intaas kuma aysan ekaanin ee waxaa baxay C/laahi waxaa yimid Shiikh Shariif isagoo isna isu bad badalay Sadex Qurba Jiif oo kala ahaa Cumar C/rashiid, Maxamed Farmaaji iyo C/weli Gaas.
Haddana Shariif hadduu tagay oo fashilkaas lagu soo jiray mudo ka badan 10 Sano maxaa cashar looga qaadan waayay, maya ee lagama qaadane weey sii socotey Shariifkii waa tagay waxaa yimid Madaxweyne Xasan Shiikh oo markaan is xariifinaya oo leh sheekadaas dhamaatay oo haddii Madaxweyne iyo Reysal-wasaare is qaban jireen arki meysaan Soomaaliyeey taas iska hilmaama!!
Xasan Shiiqoow Nin balan dhigay oo balantii furay ciqaab intee la
Add comment
Comments