Muqdisho: Hoyga Agoonta iyo Golahii Asayda!!! (Sheeko qiso xanuun leh)

Tan iyo markii ay bur burtay xukuumadii dhexe ee dalka waxaa magaalada Muqdisho ay noqotay kawaankii dadka oo dhiig badan ku daatay, taasoo laga dhaxlay baroorta iyo asayda hooyada Soomaaliyeed iyo caruurta agoontowday, si kastaba ha ahaatee waxaan ku eegeynaa qormadeen oo aan ku soo qaadaneynaa, Sheeko dhab ah oo qiso xanuun badan xambaarsan.
Muqdisho: Hoyga Agoonta iyo Golahii Asayda!!! (Sheeko qiso xanuun leh)

Waxay ahayd goor subaxa oo ay cadceedu baalaha la soo baxday kuna ifisay dunida falaaraheeda qof walbana uu u kacay shaqadiisa, kii xamaali ah, kii darawal ah,kii  ganacsade ah,kii  arday ah, kii duuliye ah, ay bilaabeen shaqadooda.

Hanad oo kamid ah dadka u ka la hay dhanka waxbarashada ayaa u dhaqaajiyay dhankaa iyo dugsigii sare ee SYL uu markaa dhiganayay isagoo aan haysan quraac iska daaye shaah cabaal, in kastoo uu hanad ka soo jeeday qoys danyar ah oo waliba aabihii geeriyooday isaga aad u yar. Soona maray nolol dhib badan.

Hanad oo ahaa wiil aad u firfircoon ayaa sanad waliba kaalinta koowaad gali jiray wuxuu ku muteysan jiray in uu lacag la




Maqaallo 1 August 2022 1:04

Waxaa laga soo gudbay Xiligii kutiri-kuteen iyo “Saas baa la yiri” oo aan sal iyo raad toona laheyn oo la’isla dhexmari jiray, lagana xaqiiqa been sheegi jiray Dhacdooyinka Taariikhiga ah ee soo maray Bulshada Soomaaliyeed.