Qorsha Turkiga iyo Diidmada Cabdiweli & Faroole

Dr. Ali.A.Hirabe - Ra'iisal wasaaraha Dalka Turkiga Recep Dayib Erdogan iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa 19 August 2011ka degay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya asaga oo xambaarasan risaalad qoto dheer ee ku wajahan sidii Dalka Soomaali looga saari lahaa colaada, dagaalada iyo dowlad laáanta Somalia.
Maqaallo Keydmedia Online
Qorsha Turkiga iyo Diidmada Cabdiweli & Faroole

Ra




Maqaallo 1 August 2022 1:04

Waxaa laga soo gudbay Xiligii kutiri-kuteen iyo “Saas baa la yiri” oo aan sal iyo raad toona laheyn oo la’isla dhexmari jiray, lagana xaqiiqa been sheegi jiray Dhacdooyinka Taariikhiga ah ee soo maray Bulshada Soomaaliyeed.