Dagaaladii Sokeeye: Maxaa Been laga sheegay!
Qorshayaashani ayaa la sheegay inuu khilaaf xoogan ka dhex dhaliyay Dowladaha Kenya, Faransiiska oo dhinac ah, Ethiopia iyo DKMG ah ee labada Shariif oo dhinaca kale ah, halka beelaha degaanka qaarkood ay shaki xoogan ka muujiyeen in qorshahani uu sad buursi siinaayo beel gaar ah, waxaana la sheegay in qorshahaani muddo uu a shaqeynaayay Prof. Maxamed Cabdi Gaandi, isla makraasna saraakiil ka tirsan Dowlada Faransiiska & Kenya ay wakhti badan & dhaqaale badan ku bixiyeen sidii uu u hirgeli lahaa Qorshahaani, inkastoo ay mucaarado xoogan ka hor keeneen Dowladaha Soomaliya & Ethiopia.
Add comment
Comments