Safaarad Dadkeedii Gadatay! Xogta KM

Keydmedia Investigate - Waa arrin la yaab leh oo cid waliba ka fajicisay. Ereyada la yiraahdo Amakaag/Shqaraar way kasii xanuun badan yihiin Ereyga kale ee la yiraahdo la yaab/fajac, tanoo kalena weli Keydmedia.net masoo marin. Waxaa la dhihi karaa waa Dhacdo-Taariikheed ah oo aan hore usoo marin Bulshada Caalamka. Bal waa tane nala Qaybsada!!!
Safaarad Dadkeedii Gadatay! Xogta KM

Xog lagu kalsoon yahay baa naga soo gaartay in Xabsiga ku yaal Magaalo-Madaxda Dalka Tanzania ee Daru Salam ay ku xiran yihiin Tahriibeyaal Soomaaliyeed oo Tiradoodu gaarayso inta u dhexaysa 800-1000, da




Maqaallo 1 August 2022 1:04

Waxaa laga soo gudbay Xiligii kutiri-kuteen iyo “Saas baa la yiri” oo aan sal iyo raad toona laheyn oo la’isla dhexmari jiray, lagana xaqiiqa been sheegi jiray Dhacdooyinka Taariikhiga ah ee soo maray Bulshada Soomaaliyeed.