Sheekh Shakuul “Kenya iyo Itoobiya xaq bey u leeyihiin in ay Jubbooyinka ka hadlaan!”

Keydmedia Online - Deegaanka Jubbooyinka ee ay Ciidanka Kenya iyo Maleeshiyaad-Beeledka Raaskambooli iyo kuwa Qabqable Gaandi Gacanta ku yahaan, oo maalin walba tacaddiyo ka dhacaan ka dhan Aadamaha, ee sigu jira dil, dhac, boob, kufi IWM, ayaa waxaa ku soo darsoomay inay u doodaan Dawladaha jaarka ee ku leg leh faragalinta Deegaankaa, ee kala ah Kenya iyo Itoobiya qaar wata magacyo Wadaaddo.
Maqaallo Keydmedia Online
Sheekh Shakuul “Kenya iyo Itoobiya xaq bey u leeyihiin in ay Jubbooyinka ka hadlaan!”

"Sheekh" Maxamed Ibraahim Shakuul oo dhawaan Waraysi baxshay ayaa ku sheegay in “Kenya iyo Itoobiya xaq ey u leeyihiin in ay Jubbooyinka ka hadlaan!” isagoo sii raaciyey: “Dad ayaa uga dhintay, waxaana oggol Dastuurka iyo Dimoqoraadiyadda”

Isagoo dhibsanaya in wax laga sheego Kenya iyo Itoobiyo ayuu yiri: “Ninkii diidana waa DOQON! Waana mahadsanyihiin Kenya iyo Itoobiya!”Waa Su




Maqaallo 1 August 2022 1:04

Waxaa laga soo gudbay Xiligii kutiri-kuteen iyo “Saas baa la yiri” oo aan sal iyo raad toona laheyn oo la’isla dhexmari jiray, lagana xaqiiqa been sheegi jiray Dhacdooyinka Taariikhiga ah ee soo maray Bulshada Soomaaliyeed.