Daawo ? | Silsilad Cusub: Mahdi Omar Ismail “Mr. Midgaan” - “Maansooley”

DAAWO VIDEO CUSUB (KON) - Mahdi Ismail wuxuu ku dhashay Magaalada Hargaysa, wuxuu Dugsi Qur'aanka ku bartay Magaalada Muqdisho. Dugsiga Hoose wuxuu ku soo qaatay Iskuulkii la oran jiray Raabital Islaamiya. Dugsiga Dhexena wuxuu ku dhamaystay Iskuulkii Allaahuda ee Magaalada Muqdisho.
Maqaallo Keydmedia Online
Daawo ? | Silsilad Cusub: Mahdi Omar Ismail “Mr. Midgaan” - “Maansooley”

Dugsigii sarre wuxuu kaga baxay Iskuulkii 15 May ee Magaalada Muqdisho. Wuxuu Macalin ka noqday Iskuulkii Janaral Daúd isagoo dhigi jiray maadada Xisaabta. 1982 wuxuu ka mid ahaa ardaydii Jaamacadda ee Kuliyadii Farsamadda Gacanta qaybta Dhaqaalaha.

Barnaamijkan Maansooleey waa figradii, habayntii, iyo soo saaridii Mahdi Ismaciil "Mr. Midgaan", wuxuu Asal ahaan ka soo jeedaa Beelaha la hayb sooco oo ay Soomaalida-Maangaab ah takoorto.

Waxaa jira Soomaalida qaarkeed inay si xun oo bani




Maqaallo 1 August 2022 1:04

Waxaa laga soo gudbay Xiligii kutiri-kuteen iyo “Saas baa la yiri” oo aan sal iyo raad toona laheyn oo la’isla dhexmari jiray, lagana xaqiiqa been sheegi jiray Dhacdooyinka Taariikhiga ah ee soo maray Bulshada Soomaaliyeed.