Sirta Raadinta Raaxada Nafta

Dr. Axmad Cabdulahi (Keydmedia) - Nin taajir ah ayaa Wiilkiisii u diray inuu soobarto Sirta raaxada Nafta/ xasiloonida, wuxuuna u diray Ninka Dadka ugu kasmada iyo xikmada badnaa.
Maqaallo Keydmedia Online
Sirta Raadinta Raaxada Nafta

Wiilkii wuxuu sii socday 40 Maalmood, wuxuuna soo gaaray Daar aad u Qurux badan, oo kutaala meel aad usaraysa. Waxaana degenaa Gurigaa Caqilkii Wiilka waxbari lahaa, waxaana hortaagnaa dad aad ufara badan oo dhamaantood Caqilka sugaya, s




Maqaallo 1 August 2022 1:04

Waxaa laga soo gudbay Xiligii kutiri-kuteen iyo “Saas baa la yiri” oo aan sal iyo raad toona laheyn oo la’isla dhexmari jiray, lagana xaqiiqa been sheegi jiray Dhacdooyinka Taariikhiga ah ee soo maray Bulshada Soomaaliyeed.