Taageerayaasha Soomaaliland oo Bahdilay Kalimadda Towxiidka ee Laa Ilaaha

Mohamed Ibrahim - As a ka Muwaadin Soomaaliyeed waxa aan isku dayaa aalaa inaan wax ka iraahdo Xaaladda ay ku jirto Umadda Soomaaliyeed Aniga oo aan cidna u gafin ayna iga tahay in wax la saxo haddii la awoodo.
Maqaallo Keydmedia Online
Taageerayaasha Soomaaliland oo Bahdilay Kalimadda Towxiidka ee Laa Ilaaha

Walaalayaal Maqaalkan waxa aan kaga hadlayaa ihaanada iyo bahdilka ay ku hayaan taageerayaasha Maamulka Soomaaliland kalimadda Tawxiidka {?? ??? ??? ???? ???? ???? ????) oo ay ku qoreen Calankooda,Waxaana ka dhashay arinkaasi dhibaato xoogan oo loo geystay Kalimaddaasi qiimiga badan.

Inta aanan ka hadal bahdilka iyo dhibaatada lagu hayo Kalimaddan bal aan wax yar ka iraahdo go




Maqaallo 1 August 2022 1:04

Waxaa laga soo gudbay Xiligii kutiri-kuteen iyo “Saas baa la yiri” oo aan sal iyo raad toona laheyn oo la’isla dhexmari jiray, lagana xaqiiqa been sheegi jiray Dhacdooyinka Taariikhiga ah ee soo maray Bulshada Soomaaliyeed.